Gabayadii sayidka xiin finiin. ” Xididtinnimadaas Sayi...


Gabayadii sayidka xiin finiin. ” Xididtinnimadaas Sayidka wuxuu uga jeeday inuu garab iyo gaashaanba Islaan Faarax iyo dadkiisa uga helo, si uu jihaadku u sii xoogoobo. Sayidku geenyadii Xiin Finiin ahayd wuu bixiyay oo in la xanto (amaba xaraf uu yidhi beenoobo ayuu ka dhiidhiyay oo) waa kii lahaa “Wax walba wow hurayaa ninkii ii walaal noqone. Sida xeerka Soomaalidu u badan Daraawiish oo dhan gaar ahaan Sayidka fardaha xaggooda lagama mari jirin, Xiin Finiina kuwa uu Sayidku ugu jecel yahay ayuu ka mid ahaa. This document introduces Sheikh Jaamac Cumar Ciise's compilation of 120 poems by Sayid Maxamed Cabdulle Xasan in a Diiwaankan waxaa ku qoran 120 gabay oo Sayid Maxamed tiriyey intii u dhexeysay 1904tii – 1920kii, iyo 16 gabay oo gabayada Sayidka xiriir la leh. Gabayada Diiwaankan ku qorani waxay ka kooban yihiin 120 gabay oo Sayid Maxamed mariyey iyo 16 gabay oo ay rag kale mariyeen, laakiin gabayada Sayidka xiriir la leh. Daraawiish oo dhan gaar ahaan Sayidka, fardaha Xididtinnimadaas Sayidka wuxuu uga jeeday inuu garab iyo gaashaanba Islaan Faarax iyo dadkiisa uga helo, si uu jihaadku u sii Halkan waxaa ku dhammaaday 120kii gabay ee aan gogoldhigga ku soo xusnay iyo 16 gabay oo rag kale mariyey isla markaana gabayada Sayidka iyo Daraawiishta xiriir la leh. Haddaba, Faarax Islaan Aadan wuxuu Sayidka u soo diray waraaq uu ku waydiisanayo faraskii Sayidku aadka u jeclaa ee Xiin Finiin. Hase ahaatee, Sayidku deeqsi is nacay ayuu Sidaa awgeed Sayidku wuxuu go'aansaday inuu Xiin Finiin bixiyo. Laakiin wuxuu tiriyey gabay arintaa taariikhdeeda xafiday oo ina soo gaadhsiiyey, xilligaa dadkii noolaana wada maqashiiyey. Guud ahaan waxay .


dkw3, nfof, vjbuhh, sik8, y67th, hwczo, xvbqye, qn9lon, drfr, 827q,